Posts

Showing posts from January, 2025

AAMINADA

Image
 Aaminaadu waa shay qaaliya oo hadii sida ay tahay loogu dhaqmo laga dhaxlo faaidoyin aad u badan aaminadu waa isu soo dhawayta dadka Aaminaadu waxay leedahay faaido iyo faaido daro labadaba  hadii aan ku horayno faaidadad ay ledahay amainaadu waa is jeclayntiisa iyo isku kalsoonida dadka  marka dadka la aamino waxa looga jeeda marka dadka lagu amaanayo ama lagu bogaadinayo wax qabadkiisa dabeecadiisa dhaqankiisa iyo hab fikirkiisa  aaminaadu waa in lagu amunay si qalbiyan ah oo aad noqonkarto qof ilaaliya balanta iyo axdiga iyo waxa lagu aaminay ee masuulka looga dhigay. aaminaadu waa see gal laa aan ah oo qof la aaminay uu gal u galinayo waxad dareemi marka lagu amaaino in lagu maamuusay oo aad tahay qof si walpa u dhisan oo la odhan karo waa aamin.  aaminaadu  waa hub culus oo ay dhulka iyo cirkuba diideen balse ibnu adamku qaaday waa arin u bahan ilaalin iyo xafidid joogto ah  Tusaale aminaad ayaa la aminaaa waa waxa loo yidhi. Faaiido darada ay le...

SAMIRKA IYO DULQAADKA

Image
 SAMIRKA IYO DULQAADKA Asalamucalaykum Waraxmatullahi Wabarakatu  Nabad qab iyo caafimaad ayaan idiin Rajaynayaa dhamaantiiin  Waan idinka Raali galinayaa Malmahan Waxaa Jiray Wxogaa Mashquula  Maanta Waxuu noqon doonaa Mocduceenu Muhimada Samirka iyo Dulqaadka  samirku iyo dulqaadku waa sad aan lawada hellin Waa arin khadhadh joogaytayntiisuuu  Waa Dacar malab ka danbeeyo  Waa Arin lainooga wada baahan yahay oo qaarkeen ay ku qasabanayayaan samaytiiisa  samirku waa sugida ama kawar suga waxaad filaynayso oo aad aas aas uga dhigtay Alle inaad tallo Saarato  Samirku waa xakamaynta iyo Rabitaanka Xiliyada adag  Samirku waa kari uu qofku kaydasado  Samirku  Waa u dulqadashada xaladaha adag ee kuso wajaha adigo kaga hortagaya dag dagaa  iyo qoomada dhawan kugu imaan doonta  samirku wuxuu muhiim u yahay in Qofku si caafimaad qabta uga gudbo xaladaha uu wajahayo ee uu la jarayo haday dheryihin iyo haday gaabanyihiin  S...