SAMIRKA IYO DULQAADKA

 SAMIRKA IYO DULQAADKA

Asalamucalaykum Waraxmatullahi Wabarakatu 
Nabad qab iyo caafimaad ayaan idiin Rajaynayaa dhamaantiiin 
Waan idinka Raali galinayaa Malmahan Waxaa Jiray Wxogaa Mashquula 

Maanta Waxuu noqon doonaa Mocduceenu Muhimada Samirka iyo Dulqaadka 

samirku iyo dulqaadku waa sad aan lawada hellin Waa arin khadhadh joogaytayntiisuuu 
Waa Dacar malab ka danbeeyo 
Waa Arin lainooga wada baahan yahay oo qaarkeen ay ku qasabanayayaan samaytiiisa 
samirku waa sugida ama kawar suga waxaad filaynayso oo aad aas aas uga dhigtay Alle inaad tallo Saarato 
Samirku waa xakamaynta iyo Rabitaanka Xiliyada adag 
Samirku waa kari uu qofku kaydasado 

Samirku  Waa u dulqadashada xaladaha adag ee kuso wajaha adigo kaga hortagaya dag dagaa  iyo qoomada dhawan kugu imaan doonta 

samirku wuxuu muhiim u yahay in Qofku si caafimaad qabta uga gudbo xaladaha uu wajahayo ee uu la jarayo haday dheryihin iyo haday gaabanyihiin 

Samirku waa sifooyinka lagu  mamuso qofka muuminka ah Alle  SWT  uun ka War suga 
qofka samirka leh wuxuu awod u leyahay inuu xakameeyo xumaantiisa hadana sii wadaya dadalkiisa iyo himilooyinkiisa 

Samirku waa sifo inoo timamaysa inaan aqbalo suitaanka waxa inaga raagi doona iyo kan soo dag dagi doonaba 

samirku waa miciinka iyo ciirsiga xiliga ay xalad walpa soo xidhanto 
samirku waa hufnaan iyo aqbalid wax walpa oo aan jeclahay inaan Hello  samirku waa qurxiyaha Ruuxdena Iyo Timamaha inaynaan ku khaasaari donin waxa aan Suagayno 

*Sideen  samirka u bartaa ama isaga dhafaa dag daga 

marka ay xaladi kugu timaado taaso u muqata inaad inay samirk kaga baahan tahay kow Alle SWT arintada gacanta ka saar u fikir si xeel dheer oo niyada gali in  samirku sad qurux badan leyahay 
Ogow inay soo daahi karto ama soo dag dagi karto 
u qaban wakhti sugitaanka waxa aad u amaryso niyada ku hay ha dhawato ha dheratee  inaad mar uun helli
samirka waxaa laga bilabaa wakhti yar kadib waxad arki adoo wakhti badan samraya oo dul qaadanaya kuna qanacsan sugitaanka  waxa aad filaayso 

*Samirku waa noocoyo badanyahay
samirku waa mid aad ka samirto iyo mid aad  usamirto 
Balse labaduba waxay kaga baahanyihiin adkaysi iyo Dulqaad xoogan 
Samirka Aad waxa ka samirto waa samir nacfi leh oo natijadiisa aad hesho mar aadan fialayn 
samirka aad wax u samirtana waa higsiga iyo hmiga iyo  hellitaanka aad fialayso 
samirku waa geed khadh oo aan ka sugno inay kaso baxaan midho macaan 

samraa ma hungoobo sadkiisa ma waayo

Comments

Popular posts from this blog

SAFARKEENA CUSUB

IXTRAAMKA