SAFARKEENA CUSUB

 Asalaamu calaykum waraxmatullahi wabarakatuh, wan idin salamay dhamaatiin maalin cusub, jawi cusub iyo mowduuc cusub waxan rajaynayaa inaad Caafimaad qabtaan, waxaan mudo ka fakarayay bilowga safar cusub kaas oo aan jeclaystay in aan arimo badan  idinkula wadaago. 

C, safarkaasna isla maanta ayuu ka bilaabmi doonaa, isla maanta oo waxaan idinla wadaagi doonaa  qodab ama arin muhiima oo samayn laxaad leh ku leh umada aduunka ku nool spcially dadka aan isku afka nahay isku dhaqanka nahay isku diinta nahay 

WAL WAL AMA ISLAHADAL


Waamaxay walwalku?

walwalku waa dhibaatoyin aad ka baqayso inay kugu dhacaan base inta badan aan la garanayn waxay yihiin oo aan la gaahin wakhtigoodi 

waa waxada ogayn sida ay kugu wajihi donaan balse aad nafta kaga sii jar jartay baqdin iyo ka fikirka waxaas 

darasado badan oo la sameyay ayaa waxaa lagu ogaaay in 20 qof ee meel wada joogtaba ay ka qabaan 10 qof 

maaxaa keena wal walka

waxaa keena walwalka qodobka ugu wayn ee ugu muhiimsan waa in uuna qofku illhy iyo qadarkiisa aaminsanyn oo uuna garanyn imtaxanka ku socda ee rabi imtaxxanayo waaxaa keena diidmada aad diidayso qadarka iyo waxa rabi kuu qoray ee kugu dhacay rabigeen waa midka aniga adiga iyo makhluuqadka aduunka ku nool inooga naxariista badan waa midka quraanka isku sifeyay ee yidhi 

وعنده مفتحه الغيب لايعلم الاهو 

waxaa alle agtiisa ah mufaatiixda iyo fure yaasha khayrka qof aan asaga ahayna ma yaqaano mufatiixda khayrka


maxaa dawo u ah ama lagu dayn karaa wal walka 

samirka ayaa laf dhabarta aan kaga baxsan karo wal walka waxaan sido kale ku dawayn karaa salaada iyo digriga  waxaa sido kale lagu dawayn karaa inaad ka dheerato arin walpa oo aad ka baqayso inaad ka wal walto waa sax way jiraan arimo daruuri ah oo aan laga baxsan karin ka walwalkooda sida geerida qof aad u jeceshahay like hooyo macaan iyo aabo macaane xaaskaga ubadkaga iyo ehelka kuu dhaw ee taas markay imaato waxad kow aamintaa qadar marka labaadna waxaad isku qancisaa samir jaliil ah oo xoog badan 

waxaa sido kale dawayn kara akhrinta quraanka iyo la shekaysiga alle SWT 

waxaa sidoo kale dawayn kara inaad waxa aad daremayso ee kaa wal walinaya aad la wadagto qof ku daremaya marka aad u shegaysana kuu dhagaysanaya si aad u bogto oo qurux badan kadib aan kaa wal walin kula daremaa balse tallo iyo waayo aragnimo ku siyaa 

waxaa kale oo dawo u ah inaad lahaato qof role model  kuu ah .

maxuu sababaa maxase aan ka dhexli karaa walwalka 

walwalku wuxuu sabsabaa wax yaalo badan oo naf ahaan jidh ahaan diin iyo dhaqan ahan inoo fiicnayn  waxa si dhakhso ah isu badalaya dhamaan jasadkagii waxaa galaysaa xalad aan kuu fiicnayn waxa hilmamaysa saladii iyo raali galintii rabi iyo didhiidhkii adiga iyo alle idinka dhexeyay oo diciifa waxa qalbigaga ku badanaya dhibciyo madow oo aan meel ka banayn maskaxdada 

waxad noqoni qof ilowsho badan oo mar walpa maqane jooge ah waxad gacantadada ku dilaysaa dhamaan awoodihii ay naftadu lahayd 

waxaad curyaamini oo aad aqbad ku haysaa dhamaan waxyihii u fikiri laha si habsan oo faaiido kuu leh 

waxa si tar tiiba uga dhex baxaysa dadkii iyo bulshadii 

waxaad isku qancinaysaa inaad kaliga noqoto marwalpa 

waxa si qalbiyana u dhimanaya dhamaan jasadkaga iyo aragtidada rabi tallo u daaaa

waka adina igaga daba dar hadii ku qancin waayana badal


BY AYAAN MUSTAFE

Comments

Popular posts from this blog

IXTRAAMKA

SAMIRKA IYO DULQAADKA