AAMINADA
Aaminaadu waa shay qaaliya oo hadii sida ay tahay loogu dhaqmo laga dhaxlo faaidoyin aad u badan aaminadu waa isu soo dhawayta dadka
Aaminaadu waxay leedahay faaido iyo faaido daro labadaba
hadii aan ku horayno faaidadad ay ledahay amainaadu waa is jeclayntiisa iyo isku kalsoonida dadka
marka dadka la aamino waxa looga jeeda marka dadka lagu amaanayo ama lagu bogaadinayo wax qabadkiisa dabeecadiisa dhaqankiisa iyo hab fikirkiisa
aaminaadu waa in lagu amunay si qalbiyan ah oo aad noqonkarto qof ilaaliya balanta iyo axdiga iyo waxa lagu aaminay ee masuulka looga dhigay.
aaminaadu waa see gal laa aan ah oo qof la aaminay uu gal u galinayo waxad dareemi marka lagu amaaino in lagu maamuusay oo aad tahay qof si walpa u dhisan oo la odhan karo waa aamin.
aaminaadu waa hub culus oo ay dhulka iyo cirkuba diideen balse ibnu adamku qaaday waa arin u bahan ilaalin iyo xafidid joogto ah
Tusaale aminaad ayaa la aminaaa waa waxa loo yidhi.
Faaiido darada ay ledahay aminaadu
Aminaada gaarka ah ee dano gaar ah lagu wato waxay sababtaa dhawacyo laxaad leh
waxaa hubaal ah hadii aad aaminto qof ama dad aan aminaad garanayn, waxaa hubaala inaad ka shalayni oo aaad wajihi dhibaato xad dhaaf ah
inaad aaminto oo aad isku halayso qof aan guushada rabin waxay kamid tahay faaido daradada aminaada
inaad qof halka aad ka jilicsantahay raadinaya inaad ku aminaato sirahaga iyo meelaha aad ka jilicsanatahay iyadana faaido daradada aaminaada.
inaad qof mar aad amintay oo kaga baxay aminaadii oo dayacay masuuliyadii sarayd inaad hadana mar labaad amintaa waxay ku lug ledahay faaido darada aaminaada
ha aminin qof aad wakhti yar ku baratay oo aada wali dhex galin dhaqankiisa iyo dabeecadiisa
aaminadu waa hab iyo hanan lagu garto dadka diin ahaan maskax ahaan acqli ahaan iyo dabeecad ahaanba u dhisan
Comments
Post a Comment