ISBAR BARDHIGA QOFKALE
ASALAMU CALAYKUM WARAXMATULLAHI WABARKATU
mar kale malin kale oo cusub iyo mowduuc cusub oo ay idin wado wllshiin ayaan mustafe ASTURAN oo aad horay uga barateen mowduucyo kala gadisan
waxaan maanta idinku waa bariistay mowduuc xasaasiyadiisa wata oo aniga idinka iyo dhamaan makhluqaadka muhiim u ah waana
ISBAR BARDHIGA QOFKALE
isbar bar dhiga qof kale waa xanuun nafsiyan ah oo aad niyadada ku mashquuliso qof kale oo laga yaabo inuna waxbaba kaa ogayn
waxaa luminta iyo curyaminta dadnimadada iyo dunjigaaga gobta ah
waa faro ugalinta qof ku dheela sharaftada
waa arin hadii ad la qabsato kugu noqon doona sun iyo wasakh kaa disha sharaftada
waxa uu shaki kaa gali inaad tahy qof caadiya waxaa kuu cadaan u handacoonta iyo daydayga wax aan kaa ag dhawayn waxaa si direct ah u dilaysaa dhamaan hab dhaqankagii waxaa la saxiibaysaa ka fikirka waxa lagaa sheegi doono
waxaa si tar tiba u dhaafi doonta danahaga gaarka ah adiga oo ka fikirya sida hebel ma tihid waxaa hal hays kuu noqon donaa madaa gaadha hebel
maxaa sabab u ah inaad is bar bar dhigto dadka
waxaa sabab u ah inaada ku qanacsanyn kow abuurta alle iyo nimacada rabi waxaa illhy ku caasinaysaa abuurtii maalki iyo samayskii
waxaa u hanqal tagysaa qof alle idin wada abuuray oo laga yaabo inaad adiga ka khayr badan tahy ka fiican tahy kana baari san tahy
waxaad ku haminaysaa waxaada ogayn inuu khayr kuu yahay iyo in kale waxaad alle ka baryaysaa si uuna kugu tallo gallin waxaa si qalbiyana u dhawacaysaa jamalkaga hantidadii iyo waliba nimacadii rabi kugu deeqay
waxaa meesha ka sartay kalmadii ahayd ALLXAMDULLILAH
maxaa lagu dayn karaa ama lagaga dheeran karaaa is bar bar dhiga
kow inaad aamin alle SWT qadarkiisa inaad naftada aaminto oo aad ogaato ina hadii meel lagaga ficanyahy aad 100 melood ku fiicantahy
ogow inay jiraan 100 qof oo kugu haminaysa ogow inaad naftda hor marin karto adigoo ah indepent ogow oo marwapa gadaal u fiiri bil ka hor halkaa joogtay
ogow inaa awood u ledahy hormarinta naftada ogow inay aad u fududahay inaad sababto inaad dad badan hormuud u noqoto
ogow inaa tahy mid alle siyay abuur qurux badan oo ah mid aad u nasiib badan xooga saar kalsonida nafta
isku kalsonow oo is aamin inaad tahy qof jira adaa lagagu dayan dhawaaane
Comments
Post a Comment