ISFAHANKA

 aslamu calaykum waraxmatullahi wabarakatu 

malin cusub mowduuc iyo jawi cusub oo ay idin wado wllshiin ayaan mustafe ASTURAN 

maanta waxan idin wadaa mowduuc ad muhiim ah oo aniga iyo adiga dhamaan makhluqaadka anfici doona idam alle waana ISFAHANKA

waa maxay is fahanku 

isfahanku waa arin aad muhiim u ah wana isku keenida dad kala gadisan bulsho kala gadisan iyo shucuubo kala duwan oo laga yaabo inuu midba aduunka geestiisa isfanku wuxuu kulmiyaa qalbiyo si kadisa u kulmay waa arin abuura kalgacayl jacayl faraxad iyo ixtiraam 

waa arin aad ugu muhiimsan dad meel kuwada nool 

waa arin aad ugu muhiimsan lamaane asxaab iyo ehel iyo qaraabo 

waa arin laf dhabar u ah wada noloshaha dad kala dhaqana kala diina kala afa oo meel ku kulmay waa arin aaas aasi ah oo inaga difaaca wax yaalo badan oo ay kamid tahay ixtiraam la aanta 

maxaa keena is fahanka 

waxaa keena adiga oo ku qanca qofka aad rabto inaad fahanto adiga oo ixtiraam u haya adiga oo hadalkiisa iyo hadalkagu inay is qaabilaan 

waxaa keena adiga oo fahma qof walpa ujedkiisa adiga oo ka fiirinya dhinaca wanagsan 

maxaa keena is fahan la aanta 

kow waxaa keena ixtiraam daro inaad qofka dabeecdiisa aada ku qancin inaad qof walpa ka raadiso saad rabto 

inaad qof walpa ula dhaqanto sida aadiga kaliga dan ay kugu jirto adiga oo qofka ama bulshada aad la noshahay aad ka gooni noqoto adiga oo leh dabeecad adiga kuu gara oo adaba waydo qof kuna fura kuna xidha 

lahow diin iyo akhlaaq 

lahaow darajiyo xishood

ha noqon mid sida uu rabo uun raadiya

Comments

Popular posts from this blog

SAFARKEENA CUSUB

IXTRAAMKA

SAMIRKA IYO DULQAADKA