SIDEEN HORMAR LA TAABAN KARO KU GAADHI KARAA

 SIDEEN HORMAR LA TAABAN KARO KU GAADHI KARAA 

waxad hormar la taaban karo ku gaadhi kartaa adiga oo isku     dheeli tiraya aakhiradada iyo aduunakaga , waa geedi socod isku dheeli tiran oo ubahan qorshe cad adkaysi, karti, waxan kula wadaagi doona talaabooyin kaa caawin kara inaad gaadho hormar waara 


1 DAJI YOOLAL CAD  CAD

° fahanka iyo yolalka waa muhiim xaqiiji yolalaka aakhiro sida(diinta  xirirka iyo hormarka ruuxiga ah ) iyo aduunkaga sida ( xirfadaha   shaqalaha iyo caafimaadka) ay isugu dheeli tiran yihiin

°Qorshee xaqiiqada ah : usamee qorsheyaal yolal leh tariikh go'an iyo talaaboyin  cad cad oo lagu gaadhi karo .Tusaale ahaan, hadii aad rabto  inaad xirfad gaara ku guulaysato  qorshee tababar iyo waxbarasho joogto ah.

2 QORSHEE WAKHTIGAGA

° Dhax gali aakhiradada iyo aduunkaba.waa inaad  u qorshaysaa wakhtigaga si wanagsan oo aad samaysataa.JADWAl kuu ogalanaya  inaad ku qabsato waxayabaha muhiimka ku ah  ee  noloshaada: wakhtiga, shaqada,  waxbarahada , qoyska, diinta, iyo caafimaadka .

° SI JOOGT AH DIB UGU EEG : jadwalkaga si jogta ah dib ugu eeg oo hagaaji  si hadii aad u dareento in mid kamida dhinacyada noloshada uu ka badanyahay aad u ku kaabto kan kale kuna dheeli tirto.

3 UDKAYSO AQABADAHA

adkaysi iyo dulqaad la aan ma imaanayo hormar waara hadii aad doonayso inaad gulaysto ka adkow oo u dhabar adayg acqabada qalafsan ee wajiyada kala duwan wata .xusuusnow inayna jirin wax ladhaho guul daro balse ay jiraa Guul iyo Cahir aad ka baratay waxad ku fashilantay ° Raadi Tageero: Hel tageero dadka kugu hareraysan sida waalidka, asxaabta  iyo macalimiintada, kuwaas oo kaa caawin kara inaad adkaysato xilayada adag .

4 KOBCI XIRFADAHAGA 

baro waxyabo cusub hormarkaga xirfaded iyo shaqsi ahaaned waxaa lagu salayn karaa sidii u koran lahayd xirfadahayga .samee qashe joogta oo ku baratid wax cusub oo aad ku badali kartid nafatada iyo noloshaada .hadii aad u bahantahay inaad kordhisato xirfad ama aqoon siaad hormar uga samyso joogtee oo haka daalin 

5 KAlSONI

aamin nafatada hadii aad leedahay kalsooni iyo rajo wanagsan waxaad ku guulaysan kartaa go'aan kasta oo aad qadato adkaysigu wuxu ka yimadaa kalsoonida naftada taas oo kuu ogalanaysa inaad ka adkaato aqabadaha kaa hor yimada ka fikir hababka wax ku oolka ee kaa caawin kara inaad gaadho hormar la taaban karo samayso xirir fiican lana yeelo maaraynta wakgtigaga 

6 KA FIIRSO  UJEDADA IYO QIMAHAGA 

Diinta iyo aakhiradada.

xiriirka ruuxiga ah waa qayb kamida hormarkaga hadii aad ledahay ujeedo diimeed ama ruuxi ah, xasuuso inaad qorsahaysto hawlo ka turjumaya aaminsantadada iyo barashada aqonta diintada si aad ugu  dhisto aakhiradada Kadhig Noloshada Mid macno leh, noqo qof ku dadaadala inuu leyahay ujeedo sare oo ka turjumaysa qiimaha aad ka leedahay Bulshadada iyo Dadka kale Tani waxay Kadhigaysaa Hormarkaga Mid Lataaban Karo  oo buuxa

Comments

Popular posts from this blog

SAFARKEENA CUSUB

IXTRAAMKA

SAMIRKA IYO DULQAADKA