USAMA FALIDA WAALIDKA

 salamucalakum waraxmatullahi wabarakatu

USAMAFALIDA WAALIDA

waamaxay usamafalida waalidku 

usami falida waalidka waa shay aad muhiim u ah

waa badhahe iyo faraxad aan siino walidkeen waa jano iyo ajir aan lacag lainaga siinayn 

waa hogaansan iyo u hurida nafta kuwii lainaga beeray 

waa dabacsanan aan siino walideen waa xurmo qadarin iyo taablo aan siino walidkeen 

waa furaha janada iyo furaha aduunka 

waa qayrkeen waxa aan ku dhaafno waa astaan lainagaga  garto kuwa caaqa ah 

see loogu samo falaa waalidka 

waxaa loogu samo falaa in kow in hadal qabow la dhaho 

in la dajiyo mar walpa oo walidkeen uu xanaqsanyahay

in aan si kulul loola hadlin oo marwalpa hadal naxariisa lagu dhaho waalidka in mar walpa oo aad firaqo tahay iyo mar aada hayn aad walidka u hesho wakhti aad kaga ag dhawaato oo ay iyagana ka dhintaan farxad 

in mar walpa xalada waalidka lala socdo kaliya maha maha inaad siiso hanti taasi 

hadii aad hanti iyo maal aduun siiso oo aada ogayn waxa gudaheeda ku jira taasi maha sama fal adiga oo wax walpa siinaya hadana la fadhiso la sheekayso oo isku day waxa uu tabayo waalidku inaad ogaato ogow oo raadi waxa qalbiga ka dhex guuxaya 

wakhti badan la qaado 

la saxiib oo ha noqodo walidka qofka kowaad ee  kuu ah role model 

maxaa laga hella samo falida waalidka 

waxaa laga hella sacaado ajir faraxd iyo rayn rayn waa awood inoo gaara 

waxaa dhaafi meel walpa oo caaqu ama habar qabuhu fadhiisto waxad noqoni mid walid walpa u sama falla sida walidkii waxaad noqoni qof duco waali ku dhantahay hadii walidkaaa kuu duceyayna aakharo iyo aduunba waad liibantay waxaad noqoni mid ka fir fircoon caaqa waxad noqoni mid meeha uu amcaba uu alle u fududeeyo waxaa kuu sahlananaya dhamaan hawlaga waxad noqon qof ku tiirsan oo awood ka hella faraxda walidkii waxad daremi jacaylkooda iyo jacaylka illhy 

waxaa mar walpa ahaan ay kaso if baxdo baarinimadu 

waxaa kugu wareri doona kuwa aan walidkood waxba ka ogayn waxaa lais waydiin donaa meesha aad sacadada intan leeg aad ka heshay 

alla qurankiisa wuxuu kuleeyahay 

وَوَصَّيْنَا الْإِنسَانَ بِوَالِدَيْهِ إِحْسَانًا ۖ حَمَلَتْهُ أُمُّهُ كُرْهًا وَوَضَعَتْهُ كُرْهًا ۖ وَحَمْلُهُ وَفِصَالُهُ ثَلَاثُونَ شَهْرًا ۚ ﴾

waxaan udardaarnay insaanka in waalidkiis uu u ixsaan fallo, hoyadiis ayaa xambaartay culees waxayna dhigtay culees, nuujintiisana waaa 30 bilood 

ayuu rabi leeyahay.

usamfalida waalidku waaa awoodeeena faraxdeena iyo badhadhaheena

Comments

Popular posts from this blog

SAFARKEENA CUSUB

IXTRAAMKA

SAMIRKA IYO DULQAADKA