WAKHTIGA IYO MARAYNTIISA
WAKHTIGA IYO MARAYNTIISA
Inaan si Fiican u Fahano maraynta wakhtiga waxay inaga caawinaysaa dhamanteen inaan si hufan u qabano hawlaheena isla markaana aan hello wakhti inagu Filan oo aan ku nasano kuna dareno daganan nololsha aan ka gaadhno himilooyinkeena hadii rabi inoo qadaray
Halkan waxaan ku xusi donaa
Qodobo muhima oo ah muhiimada wakhtiga iyo siyabaha lagu maarayn karo
1 Muhiimada Wakhtiga
Ka Faaidaysiga Wakhtiga si wanagsan
° wakhtigu waa khayraad aan dib loo helli karin marka aad wakhtigaga si Fiican u Marayso Waxaad Hubin Kartaa inaad si Hufan Ugaadhay Hadafyadadii Isla markaana aad ka fogaato dib udhaca iyo Walbahaarka
2 Hormarka Iyo Waxqabadka
°maaraynta wakhtiga ayaa Qaby ka Noqon Karta Inaad Si habsami Leh u Qabato Howshada Maalin laha ah
Taas oo ku ogaalanaysa Inaad Ku guulaystao Musataqbalka
Tusaale Ahaan hadii aad qorshayso hawlahaga Waxaad kaga hortagi karta Inaad wakhigaga Ku lumuso hawlo aan faaido kuu lahayn Ama shaqooyin Aan ku Anfacaynin
3 Xiriirka Iyo Horumarinta Nafta
° Wakhtiga oo si fiican loo mareeyo waxay Inaga caawinaysaa inaan samayno waxyaabo badan oo muhiima oo aaan Joogtayno Hawlaheena Siayanan uga caajisin Sidoo kale waxay Inoo oglanayaan inaan Hormarino Nafteena oo Aan barano xirafado cusub oo wax ka badali mustaqbalkeena inoona ifiyana mustaqablkeena
*Talo ku Sabsan maraynta Wakhtiga
Qorshee liisaka oo tax hawlaha aad qabanayso adoo istimcalaya kuna beegaya sacad iyo wakhti Kala Horeeya
Tani Waxay Kaa caawinaysaa inaad Diirada saarto Hawlaha muhuimka kuu ah ee ah hadafkaga Qayb kamida
*Isticmaalka Jadwalka
Samee Jadwal maalmeed aad Raacdo
Qorshe Wakhtigaga Shaqo,Waxbarasho, iyo wakhtigaga Nasashada
Tani axay kaa cawinaysaa Inaad Wakhtigaga Ukala Hormariso si hufan
*Iska Ilaali Caqabadaha
Silooga fogaado wakhti lumiska Kafagow Waxyabaha ku Mashquulin Kara Sida Talefanka Iyo Warbaahinta Bulshada
Inta aad Ku gudo jirto hawl aad Qabanayso Isticmaal Qalab kaa caawinaya inaad Diirada ku Hayso Wax Qabadka aad Wado
*Isku Duwida Hawalaha
Hadii aad leedahay Hawlo badan oo isku Mar ah
Isku day Inaad Qabato Hal Wakhti Oo Aada Gadaal Ugu labnin.
Tusaale Ahaan Hadii Qabanayso Hawlaha Guriga Isku day inaad Dhamaystirto
* Nasashada Iyo Isxilqaanka
Waa muhiim inaad naftada siiso Wakhti nasasho Taas Waxay kaa caainaysaa Inaad cusboonaysiiso Maskaxada iyo Jidhkaga Taas oo Kaa Cawaainaysa Inaad Si Hufan u qabato Hawlahaga
* Kafikirka Mustaqbalakaga
Siloo Marayn wanagsan waa inaad ka fikirtaa mustaqbalkaga Hadafyada gaaban iyo Kuwa Dhaadheer Ee aad Leedahay Tani waxay kaa Cawinaysa Inaad Isha Ku hayso Halaka Aad Rabto inaad gaadho
Iska ilaali Dibu dhaca Mararka qaar dadaka waxaa gadaal u dhiga Dhayal siga wax badan oo Caqabad ku noqon doona
Culayska waxa hubaala qodku haduu isku dayo inuu hawlo badan hal mar qabto inuu daremo cualays aad u badan Taasna waxay ku Tusaysaa Inaad kala Hormariso Hawlahaga oo naso si aad Awood ugu yeelato Inaad Marayso wakhtigaga kana faadiidaysto Oo aad si Macquulah Wax u qabato.
Maaranynta wakhtiga waxay kaa cainaysaa Gaar ahaan dhalin yarada inaad Guulaysato Oo Aad hadafakaga Gaadho Isla markana Aad Ilaaliso isku dheeli Tirnanta nololeed
Siakstaba Ha ahaatee Waxaa muhiima inaad Wahti Uhesho inaad nasato oo Aad Hesho halwlo oo ku faexad glinya
Comments
Post a Comment