AAMINADA

Aaminaadu waa shay qaaliya oo hadii sida ay tahay loogu dhaqmo laga dhaxlo faaidoyin aad u badan aaminadu waa isu soo dhawayta dadka Aaminaadu waxay leedahay faaido iyo faaido daro labadaba hadii aan ku horayno faaidadad ay ledahay amainaadu waa is jeclayntiisa iyo isku kalsoonida dadka marka dadka la aamino waxa looga jeeda marka dadka lagu amaanayo ama lagu bogaadinayo wax qabadkiisa dabeecadiisa dhaqankiisa iyo hab fikirkiisa aaminaadu waa in lagu amunay si qalbiyan ah oo aad noqonkarto qof ilaaliya balanta iyo axdiga iyo waxa lagu aaminay ee masuulka looga dhigay. aaminaadu waa see gal laa aan ah oo qof la aaminay uu gal u galinayo waxad dareemi marka lagu amaaino in lagu maamuusay oo aad tahay qof si walpa u dhisan oo la odhan karo waa aamin. aaminaadu waa hub culus oo ay dhulka iyo cirkuba diideen balse ibnu adamku qaaday waa arin u bahan ilaalin iyo xafidid joogto ah Tusaale aminaad ayaa la aminaaa waa waxa loo yidhi. Faaiido darada ay le...