WAKHTIGA IYO MARAYNTIISA

WAKHTIGA IYO MARAYNTIISA Inaan si Fiican u Fahano maraynta wakhtiga waxay inaga caawinaysaa dhamanteen inaan si hufan u qabano hawlaheena isla markaana aan hello wakhti inagu Filan oo aan ku nasano kuna dareno daganan nololsha aan ka gaadhno himilooyinkeena hadii rabi inoo qadaray Halkan waxaan ku xusi donaa Qodobo muhima oo ah muhiimada wakhtiga iyo siyabaha lagu maarayn karo 1 Muhiimada Wakhtiga Ka Faaidaysiga Wakhtiga si wanagsan ° wakhtigu waa khayraad aan dib loo helli karin marka aad wakhtigaga si Fiican u Marayso Waxaad Hubin Kartaa inaad si Hufan Ugaadhay Hadafyadadii Isla markaana aad ka fogaato dib udhaca iyo Walbahaarka 2 Hormarka Iyo Waxqabadka °maaraynta wakhtiga ayaa Qaby ka Noqon Karta Inaad Si habsami Leh u Qabato Howshada Maalin laha ah Taas oo ku ogaalanaysa Inaad Ku guulaystao Musataqbalka Tusaale Ahaan hadii aad qorshayso hawlahaga Waxaad kaga hortagi karta Inaad wakhigaga Ku lumuso hawlo aan faaido kuu lahay...